Wasiirkii dagaa meel ka baxsan Agagaarka Madaxtooyada Soomaaliya oo loo balan qaaday Bilad

  Maamulka Gobolka Banaadir ayaa markii ugu horeesay bilad sharfeed u balan qaaday in ay siin doonaan Wasiirkii daga meel ka baxsan agagaarka Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya . Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho, Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa u balan qaaday Golaha Wasiirada Cusub ee Xukuumada Soomaaliya hadii ay dagaan qeybo kamid ah Magaalada … Continue reading Wasiirkii dagaa meel ka baxsan Agagaarka Madaxtooyada Soomaaliya oo loo balan qaaday Bilad